Degdeg Xaalada Magaalada Jigjiga oo wali kacsan + Sawirro

Jigjiga(Aftahannews)-

Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay tahay mid kacsan, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya gudaha u galeen.

Dad badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo.

Halkaan ka daawo sawirada jawiga magaalada Jigjiga.

Dad badan oo isugu soo baxay wadooyinka
Image captionDad badan oo isugu soo baxay wadooyinka
Xaalada oo wali kacsan
Image captionXaalada oo wali kacsan
Dhalinyarada oo wadooyinka socod ku maraya
Image captionDhalinyarada oo wadooyinka socod ku maraya
Xaalada Jigjiga oo kacsan
Image captionXaalada Jigjiga oo kacsan
Dadweynaha oo koox koox u taagan wadooyinka
Image captionDadweynaha oo koox koox u taagan wadooyinka
Xaalada Jigjiga oo wali kacsan
Image captionXaalada Jigjiga oo wali kacsan