“Wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya Waa In Si deg deg ah Loo bilaabaa”..Cabdiraxmaan Faroole

Garoowe (Aftahannews)- Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud “Faroole” ayaa waxa uu sheegay in la dadejiyo wada-hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka