Shirkada Telesom Iyo Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Heshiis Cusub Gaadhey

Hargeysa (Aftahannews):- Shirkada Teleson iyo baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen heshiis cusub oo ay gaadheen , kaas oo ah in adeega isku bedelka lacagta ee Zaad-ka ay shirkada Telesom joojiso muddo shanka cisho ah ka dib.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka