Guddoomiyaha SOLJA Muxuu ka yidhi Go’aanka Wasiirka Warfaafintu Shaqada kaga Joojiyey Weriyeyaasha?

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa ka hadlay tallaabada uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland shaqada kaga joojiyey Weriyeyaa iyo Farsamayaqaanno TV-ga Qaranka ka hawlgeli jiray.

Muuqaalkan hoose Daawo

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.