Hoggaanka Ururka Suxifiyiinta Somaliland oo Dhagax-dhigay Xarun uu Berbera Ku Yeelanayo SOLJA

Berbera(Aftahannews):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Masuuliyiin ka socda Ururka oo socdaal ku jooga Gobolka Saaxil ayaa dhagax dhigay Xarun Cusub oo uu Ururka Solja ku yeelan doono Magaalada Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.