Dhalinyaro Ka Socda Wadamada Caalamka Oo Magaalada Hargeysa Kaga Qayb Gelaya Tartanka Orodka Fudud

 

Hargaysa (Aftahannews):- Magaalada Hargaysa waxaa maalinta berito ah si rasmiya uga bilaabmaya Tartanka Orodka Fudud oo ay ka qayb galaya Dhaalinyaro ka kala socda Wadamada Caalamka iyo Gobolada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka