Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Go,aan Ka Soo Baxay Garyaqaanka Guud

Hargaysa(Aftahannews)-Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Go,aan ka soo baxay Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka