2017: Mohamed Salah Oo Ku Guulaysatay Xiddiga Qaaradda Afrika

Hargeysa (Aftahannews)-Xiddiga Xulka dalka Masar iyo kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa ku Guulaystay Ciyaaryahanka ugu fiican qaarada Africa. Kadib markii uu helay codadkii ugu badnaa.

 

Mohamed Salah ayaa abaalmarintan kaga guulaystay ciyaartoyda kala ah Pierre-Emerick Aubameyang, iyo Sadio Mane kuwaas oo kala galay kaalimaha labaad iyo 3-aad ee Xiddiga qaarada Africa ugu fiicnaa Sannadkii dhamaaday ee 2017.

Khadar Jamac Dirir