Xukuumadda Muuse Biixi Oo Joojisay Dhulka Danta Guud

Hargeysa, (Aftahannews)-Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa amar madaxwayne ku joojisay bixinta dhulkii danta guud ahaa. Islamarkaanna waxay farriin u dirtay maayarada dalka.