Boobe Muxuu Ka Yidhi Hawl-galka Ciidamadu Ku Baacsanayaan Dhallinyaradda?

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Boobe Yusuf Ducaale ayaa ka hadlay hawl gallada ay ciidamada Boolisku maalmihii u danbeeyey ay timaha kaga xiirayeen dhalinyarada Somaliland.