Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Dhalinyarada Timaha La Baxday Laga Xiirayo Kuwa Surwaalka isku Dhajinayana Mid Kaakiya Oo Adag Loo Xidhayo

Hargaysa(Aftahannews)-Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga soo waarido oo dalka ku soo badanaya  mudooyinkan danbe Somaliland. Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada

Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.

Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada

Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran;