Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Xukuumada Ugu Baaqay In La Joojiyo Saldhiga Milateri

Hargeysa(Aftahannews)-Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa ka hadlay xaalada Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka hir galinayo Magaalada Berbera waxaanu uu sidoo kale Xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ka noqoto Saldhiga Milateri.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka