Warbixin Laga Diyaariyey Rayis-layaasha Magaalada Hargeysa Oo Ay Buux Dhaafiyeen Dhalinyaradii Ciidamada Boolisku Timaha Ka Xiireen

Hargeysa(Aftahannews)-Kadib markii maalinkii shalay ay ciidamada Boolisku hawl gallo ay dhalinyarada timaha kaga xiirayaan ka fuliyeen caasimada Hargeysa ayaa warbixin laga diyaariyey rayislayaasha magaalada HAargeysa oo suuq helay.

halkan hoose ka daawo muuqaalka warka