Xukuumadda Somaliland Oo Go’aan Adag Ka Soo Saartay Xuska Sanadka Cusub

Hargeysa(Aftahannews)-Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland ayaa go’aamo adag ka soo saaray xuska sanadka cusub ee 2018-ka oo cawa curashadiisu bilow tahay,waxanaa uu sidoo kalena ka hadlay dhalinyaro Ciidamada Booliska heegan u galeen qabqabashadooda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka