Daawo Faysal Cali Waraabe oo Ka Warramay Qodobbo Muhiim ah oo ay ka Wadahadleen Itoobiya iyo Kenya

GUDDOOMIYAHA AHNA MUSHARRAXA XISBIGA UCID FAYSAL CALI WARAABE 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ahna Musharraxa Madaxweynaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe oo Sabtidii Maanta dalka dib ugu soo laabtay, markii uu soo dhammaystay Safarro ay isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa ku soo mareen Waddamada Kenya iyo Itoobiya oo ay Masuuliyiin kala duwan kulammo kula yeesheen.

GUDDOOMIYAHA AHNA MUSHARRAXA XISBIGA UCID FAYSAL CALI WARAABE 2017

Faysal Cali Waraabe waxa uu ka warramay qodobbo Muhiim ah oo doorashada Somaliland iyo degganaanshaha dalka iyo deriskiisa la xidhiidha oo ay Madaxda dalalkaas ka wadahadleen, waxaanu faahfaahin dheeraad ah arrimahaas kaga bixiyey hadal uu Warbaahinta ku siiyey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo uu ka soo degay Maanta.

Haddaba, Musharraxa Madaxweynaha UCID Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyeen Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas iyo Xubno kale, Hadalka uu Warbaahinta siiyey oo Faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.