Daawo: Nuxurka Kulan dhex-maray Guddiga doorashooyinka iyo Ganacsatada waaweyn ee Somaliland

GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO GANACSATADA DALKA QAARKOOD KULAN LA YEESHAY 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta Hargeysa kulan kula yeeshay Ganacsatada waawayn ee dalka qaarkood, isla markaana kala hadlay arrimo la xidhiidha deggannaanshaha iyo nabadgelyada doorashooyinka iyo sidii ay door muuqda uga qaadan lahaayeen xasilloonida xilliga doorashada iyo ololaha ka horreeya-ba.

GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO GANACSATADA DALKA QAARKOOD KULAN LA YEESHAY 2017

 

Kulankaas oo ay sidoo kale ka hadleen Xubno Ganacsato ah oo uu Mulkiilaha Dahabshiil Group ka mid yahay iyo Xubnaha Guddiga doorashooyinku u hadlay weedhaha ay is-waydaarsadeen iyo waxay isla qaateen-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.