Xisbiyada UCID iyo Wadani oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa(Aftahannews)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani, ayaa ka hadlay dhawaaq shalay kasoo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) oo sheegay in wararka xisbiyada mucaaradka ah laga sii dayn doono Warbaahinta dawladda.

Halkan hoose, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Hadalkaas Jawaabta ah oo faahfaahsan ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.