Boobe oo Ka Hadlay Naadiga Cali Sugule iyo Xusuusta Taariikhdii Faneed ee Abwaan Dun-Carbeed – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay  Aasaaska  Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka ee loogu magac-daray Abwaan Cali Sugule (Dun-Carbeed), waxaanu ka warramay Xusuustiisa Taariikhdii Faneed uu ee Marxuum Cali Sugulle ka tegay.

Waxaannu Boobe Yuusuf Ducaale oo arrimahaas ka hadlaya, aannu Warkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.