“Dekedda Berbera Dan Somaliland leedahay looma Wareejn…” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde – Daawo

GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI XILDHIBAAN CABDIQAADIR JIRDE 2016

Hargeysa(Aftahannews):- “Dekada Berbera Dan Somaliland Leedahay Looma Wareejn…” Sidaa waxa yidhi Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo ka hadlay xaaladda Dekedda Berbera ku sugan tahay tan iyo markii Shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta laga leeyahay Xukuumadda Siilaanyo ku wareejisay bishii 3-aad ee Sannadkan.

Haddaba, Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlaya waxaannu hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.