Xildhibaan Tukaale oo Shaaciyay Mooshin Xilka lagaga qaadayo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Shaaciyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Axmed Yasiin Sh.Cali Ayaanle. Waxaanannu Muuqaalka Xildhibaanka oo Mooshinkaa ka hadlaya idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.