“Reer Gabiley waxaannu u ballan-qaadaynaa Halgankii Horumarka, Kii Qabyaaladda Lagaga Baxayay iyo” Muuse Biixi – Daawo

Gabiley(Aftahannews):- “Reer Gabiley Waxaanu U Balan Qaadaynaa Halgankii Horumarka, Halgankii Qabyaalada Lagaga Baxayay…” Sidaa waxa yidhi Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas mar uu shalay khudbad ka jeediyey magaalada Gabiley oo Dad farabadani ku soo dhaweeyeen Wefti uu ka mid ahaa oo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland hoggaaminayey oo Boorama ka soo laabtay.

Waxaannu Khudbadda Muuse Biixi ka jeediyey magaalada Gabiley iyo qodobbada uu kaga hadlay-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.