Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Salaadii Ciida La Tukaday Dadwaynaha Reer Gabiley

Gabiley(Aftahannews)-Wasiirkii Hore Ee Wasaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa saaka Salaadii Ciida La Tukaday Dadwaynaha ku dhaqan gobolka Gabiley waxaanu shacabka reer gabiley u jeediyay Khudbad Diiniya .