Daawo: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Fanaanada Guduudo Carwo Oo 20 Sanadood Ku Xanuusanaysa Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Fanaanada way nee Guduudo Carwo oo muddo 20 sanadood ah ku xanuunsanaysa gudaha magaalada Hargeysa.