Guddoomiye Baashe oo Saxaafadda Madaxa-bannaan Ka Raalli-geliyey Go’aan lagaga Hor-istaagay Golaha Wakiillada – Gudaha kaga Bogo

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND LOO DOORTAY BAASHE MAXAMED FAARAX 06 AUGUST 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha cusub ee Glaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa Khudbaddii uu ka jeediyey Salaaddii Ciidal-Adxa, waxa uu ka hadlay heerka ay qabyaaladu marayso,isaga oo shacabka ugu baaqay inay ka waantoobaan qabyaaladda.

Sidoo kalena, waxa uu Saxaafadda Madaxa-banbnan ka raalli-geliyay go’aankii Axaddii toddobaadkii hore loogu diiday inay ka qaybgalaan Fadhigii lagu doortay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golahaas. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo arrimahaas ka hadlaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.