Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland oo Khudbaddii Saaladda Ciidda kaga hadlay doorashooyinka iyo Ammaanka – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo Shacabka Hargeysa Kumannaan ka tirsan la tukaday Salaaddii Ciidal-Adxada, ayaa ka hadlay Nabadda dalka ka jirta iyo ilaalinteeda iyo weliba doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan in Somaliland laga qabto 13-ka bisha 11-aad ee sannadkan 2017-ka.

Waxaannu Madaxweyne Ku-xigeen Saylici Khudbad uu jeediyey Salaaddii Ciidda ka dib, idiinku soo gudbinaynaa Muqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.