Daawo: Sheekh Aadan-Siiro oo Farriin Adag u diray Guddiga doorashooyinka Somaliland

SHEEKH AADAN-SIIRO
SHEEKH AADAN-SIIRO

Hargeysa(Aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa Farriin adag u diray Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, mar uu Salaaddii Ciidda ee Saaka Khudbad ka akhriyey Garoonka Xaafadda Xawaadle ee magaalada Hargeysa oo Kumannaan Ruux ku Tukadeen Salaaddii Ciidul-Adxada.

Sheekh Aadan-Siiro Khudbadda uu jeediyey oo uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo xaaladda Siyaasadeed, Dhaqaale, Dhaqan iyo qodobbo kaleba kaga hadlay, si adagna farriin ugu diray Guddiga doorashada, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.