Daawo: Taliska Booliska Somaliland oo Ka Warbixiyey Rag Arggagixiso looga Shakiyay oo ay Qabteen

Hargeysa(Aftahannews):- Taliska guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay Niman Argaggixisannimo looga shakisan yahay. Muuqaalkan Hoose kaga bogo Taliye Ku-xigeenka Booliska oo Faahfaahinaya, soona bandhigay Xogta qabashada Nimankaas Argaggixisada looga shakiyey ee Boolisku qabtay, Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Soamliland.