Madaxtooyadu Maxay Ka Tidhi in Md. Saylici Saxeexa ka Joojiyey 25 Agaasime & Xaaladda Caafimaad ee Md. Siilaanyo?

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay warar soo if baxaya oo sheegaya in madaxwayne ku xigeenka Somaliland uu saxeexii ka joojiyay 25 Agaasime oo ka tirsan Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda iyo xaaladda caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo.

Arrinkan oo dhawr qodob ka kooban waxa ka hadlay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Dayr), Warkiisaas oo faahfaahsanna waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.