Halkan ka Daawo Waraysi Xiiso Badan Oo Unversal Tv La Yeeshen Gudoomiyaha Saddexaad Ee Xisbiga Ucid

London(Aftahan News)_Gudoomiyaha 3aad Ee Xisbiga Ucid Cali Guray oo ku sugan dalka ingiirska ayaa barnaamij gaara waxa la yeeshay tvga caalmiga ee Unversal Cali Guray barnaamijkan Waxa uu kaga warmaya arimo dhawar ah Oo Somaliland ku saabsan hadii ay tahay saxaafada,dawalda ,mucaaridka iyo arimo gaara

Halkan Ka daawo