Wasaarada Duulista Somaliland oo Ka Hadashay Gabadh Qasab laga Dejiyey Diyaaradda FlyDubai – Daawo

Hargeysa(Aftahannes):- Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa Maanta ka hadlay Hooyo Umul ah oo Reer Somaliland ah oo si xoog iyo qasab ah shalay lagaga dejiyey Diyaaradda Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee Fly Dubia, taas oo ay ka raacaysay Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo ka hadlaya arrinta Haweenaydaas ku dhacday, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.