Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo mar kale Saluug ka Muujiyay Go’aankii Maxkamadda Sare

Hargeysa(Aftahannews):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa Saluug badan ka muujiyey go’aankii ay Maxkamadda sare kasoo saartay  khilaafkii Golaha,isaga oo sidoo kalena soo bandhigay dacwado maxkamadda loo gudbiyay oo ay go’aamo kasoo saartay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.