Xisbiga KULMIYE oo markii ugu horraysay sheegay in in laga noqon doono wada hadalka Somaliland la leedahay Soomaliya

Hargeysa(Aftahannews):- Xisbi Xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE ,ayaa markii ugu horraysay  sheegay inay suura gal tahay in Somaliland ka baxdo wada hadalka ay kula jirto Soomaaliya haddii ay ixtiraami waydo qodobada ay labada dhinac ku heshiiyaan.

Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay haboon tahay in Somaliland ay ka baxdo wada hadalkaya Soomaaliya kula jirto haddii ay fulin wayaan qodobada lagu heshiiyo.

Hadaa halkan ka daawo  Hadalka Maxamed Kaahin  oo muuqaal ah

Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland