Hargeysa(AFNS):- Qaybteenna Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij-Faneed Gaar ah iyo Heeso Cusub, kaas oo ay Weriyaha Hargeysa u joogta Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA Sagal Mustafe Xasan Nuur ku soo bandhigayso Heeso Cusub oo kala duwan oo ay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska Xubno ka tirsan oo gaar loo soo xulay ku luuqaynayaan.
Barnaamijkaas Weriye Sagal ka diyaarisay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Fadhigoodu Hargeysa yahay, Heesaha kala duwan ee ay ku soo bandhigeen waxaannu isaga oo Barnaamijkaasi dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.