Odayaasha Balli-dhiig oo Qaaddacay Shir Dhalinyaro Abaabulaysay oo lagu qaban lahaa Deegaankaas

ODAYAASHA REER BALLI-DHIIG OO QAADDACAY SHIR DHALINYARO OO LAGU QABAN LAHAA DEGAANKA 19 JUNE 2017

Balli-dhiig(Aftahannews):- Madax-Dhaqameedka iyo Odayaasha Reer Balli-dhiig, ayaa ka soo horjeestay Shir ay Dhalinyarada deegaankaasi abaabulayeen, waxaanay Dadka deegaanka ugu baaqeen inay nabadgelyadooda ilaashadaan, isla markaana Shirkaas oo ay ku tilmaameen mid beeleed laga soo horjeesto.

ODAYAASHA REER BALLI-DHIIG OO QAADDACAY SHIR DHALINYARODAYAASHA REER BALLI-DHIIG OO QAADDACAY SHIR DHALINYARO OO LAGU QABAN LAHAA DEGAANKA 19 JUNE 2017O OO LAGU QABAN LAHAA DEGAANKA 19 JUNE 2017
ODAYAASHA REER BALLI-DHIIG OO QAADDACAY SHIR DHALINYARO OO LAGU QABAN LAHAA DEGAANKA 19 JUNE 2017O OO LAGU QABAN LAHAA DEGAANKA 19 JUNE 2017

Waxaannu Odayaashaas oo kulan ay ku yeesheen magaalada Balli-dhiig oo ku taalla Xadka Somaliland iyo Itoobiya wadaagaan, isla markaana hoos-timaadda goboolka Togdheer, ayaa sheegay inaan la qaban karin Shirkaas oo ay ka soo horjeedaan, waxaanannu Warkooda iyo Hadalladooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.