Liverpool: Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Jaaliyadda Somaliland: Dhegayso

Liverpool(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa khudbad u jeediyay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska.

Madaxweyne Siilaanyo khudbaddiisa oo dhinacyo badan taabanaysa, isla markaana uu waxyaabo badan oo kala duwan kaga hadlayo, iyada oo cod ah si aad u dhegaysato fadlan guji linkiskan hoose.

.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Liverpool/Egland.