Cirro oo ka hadlay Guusha Farmaajo, Aqoonta uu u leeyahay & Macaamilka Hadduu noqdo Madaxweynaha Somaliland

CABDIRAXMAAN-CIRRO

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Musharrax u taagan jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu u yaqaanno Shaqsiyadda Madaxweynaha cusub ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, Rejada uu ka filayo iyo xidhiidhka uu rabo inuu dhex-maro haddii uu Isaguna Somaliland Madaxweyne ka noqdo.

CABDIRAXMAAN-CIRRO
CABDIRAXMAAN-CIRRO

Cabdiraxmaan-Cirro oo ka hadlaya Guusha Madaxweyne Farmaajo, waxa uu sheegay inay ka wada shaqayn jireen Wasaaraddi arrimaha dibedda ee Soomaaliya wakhtigii ay jirtay dawladdii burburtay ee Soomaaliya, aqoonta uu u leeyahay, filashada hoggaamineed ee uu ka filayo, rejada wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya  iyo arrimo kale-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.