Daawo Wereysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya

London (Aftahan News) WAREYSI:- MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo ku sugan dalka ingiirska ayaa waxa u sura gashay tvga somalichannel inuu wareesto  Wareysigaan waxa uu ka dhacay London oo uu ku sugan yahay madaxwaynaha dawalad degaanka somaalida itoobiya   Mustafa Cabdi Xuseen  Shaafi Oo ka tirsan weriyaasha Tvga Somalichannel ayaa La yeeshay madaxwayanaha wareesigan Dawasho Wacan