Dhagayso:- Warka Madaafic lagu garaacay Magaalada Kismaayo

Kismaayo(AftahanNews):- Kooxoada Al-shabaab, ayaa  Madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaan waxay ay ku garaaceen xarunta Jaamacadda magaalada Kismaayo.

dagaal-yahano-al-shabaab-ah2

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Madaafiicdaas ka dambeeyeen walina lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaas, waxaase la tilmaamayaa in hoobiyeyaal umuuqday jawaab celin ay Ciidammada AMISOM ee Kismaayo ku sugani ku rideen kooxda Al-shabaab

Kismaayo ayaa xalay waxay u ahayd habeenkii labaad oo weerar lagu qaado waxaana habeen ka hor hoobiyeyaal lagu weeraray garoonka diyaaradaha Kismaayo oo ciidamada AMISOM kuwooda ka socda    dalka Kenya ay fariisin ku leeyihiin

HALKAN KA DHAGESO RADIO AFTAHAN.