Daawo Xulka Sawirrada Aaska Boqorkii Feedhka Adduunka Maxamed Cali Kalaay

Louisville(Aftahannews):- ALLAAH ha u naxariistee Feedhayahankii Caalamka ee Marxuum Maxamed Cali Kalay oo toddobaadkii hore geeriyooday, ayaa Munaasibadda Aaskiisu ka socotaa goob magaalada Louisville ee Kentucky ee dalka Maraykanka.

DAAWO SAWIRRADA AASKA MOMAMED ALI KALAY
DAAWO SAWIRRADA AASKA MOMAMED ALI KALAY

Waxaannu Halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah Sawirrada Munaasibadda Aaska Marxuum Maxamed Cali Kalay ee caawa ka dhacaysa waddanka Maraykanka oo ay illaa xalay ka socotay Munaasibadda Aaskiisu, waxaanad Sawir kasta oo aad rabto kilig-garaynaysaa dhexdiisa si aad isaga oo wayn u arki karto.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.