Waraysi lala yeeshay Ciyaaryahan ka mid ah Xulka Somaliland uga qaybgalaya Koobka Dalalka aan la Aqoonsan

Gagra(Aftahannews):- Xulka Kubbadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Waddamadda aan la Aqoonsan ee Adduunka oo Axaddii Maanta ka furmay dalka Abkhaasiya, ayaa Maanta yeeshay Ciyaartoodii Kowaad.

Sakeriye Axmed Muxumed  oo ka tirsan Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa Khadka Isgaadhsiinta ku Waraystay Maxamud Cabdi Xasan (Goofiindhe) oo ka mid ah Ciyaartooyda Somaliland uga qayb-galay Tartankaasi, waxana uu Weraysigaasi u dhacay sidan ee Daawasho-dhegaysi wacan oo wanaagsan, kaga bogo Muuqaal-dhegaysigan hoose:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.