Daawo Talo-bixin Kor loogu qaadayo Tayada Waxbarashada Somaliland iyo Tacliinta Da’yarta

Hargeysa(Aftahannews):- Waraysi ku saabsan Talo soo jeedin iyo dhiirrigelin Da’yada lagu dhiirrigelinayo Waxbarashada iyo kor u qaadista Tacliinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa. Waraysigaas oo uu bixinayo Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex, waxaad ka daawan kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somalilnad.