Daawo Masuuliyiin Sharraxay Ujeeddada Shir Somaliland iyo Ethiopia ugu soo xidhmay Berbera

Berbera(Aftahannews):- Shir muddo saddex maalmood ah uga socday magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil Masuuliyiin ka kala socday dawladaha Somaliland iyo Ethiopia, ayaa Isniintii Maanta lagu soo gebo-gabeeyey isla magaaladaas, ka dib markii ay labada dhinac arrimo badan kaga wadahadleen.

Masuuliyiin kala duwan, ayaa Saxaafadda faahfaahin ka siiyey ujeeddada Shirkaas, qodobbada lagaga wadahadlay iyo muhiimadda uu u leeyahay Somaliland iyo Ethiopia. Waxaanannu Warbixinta warkaas oo dhan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahnainc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.