Daawo Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare

Hargeysa(Aftahannews):- ALLAAH Ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo ka tirsanaa Aqoonyahanka Somaliland, ahaana Mulkiilaha Wargeyska HargeisaStar, ayaa Aas Qaran oo ay Masuuliyiin badan oo kala duwan iyo dadweyne tiro badani ka qayb-galeen loogu sameeyey magaalada Harrgeysa, ka dib markii uu shalay ku geeriyooday isla Hargeysa.

Warbixinta Warka Aaska Qaran ee Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare iyo Hadallada ay Masuuliyiinta dawladda, Xisbiyada Siyaasadda, Madaxda Dhaqanka, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Somaliland ka yidhaahdeen geerida Marxuumka, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.