Qoyska Aqalka Cad oo la sheegay inay kala tegayaan

Washington(Aftahannews):-  Michelle Obama  xaaska Madaxweynaha dalka Marayanka,ayaa la sheegay inay waddo qorshihii ay u laka tagi lahaayeen odaygeeda Obama oo ah Madaxweynaha dalka Maraykanka  ka dib markii sida ay wariyeen warbaahinta dalka Maraykanku ay baahiyeen in muddoba uu khilaaf ka dhex taagnaa Madaxweynaha dalka Maraykanka iyo afadiisa.

Khilaafka la sheegay inuu ka dhex jiro qoyska Aqal ,ayaa sii xoogeystay ka dib markii la arkay Madaxweyne Obama oo ka soo noqday fasax sanadeedkiisa oo  ka soo degay garoon Millatai oo ku yaalla magaalada Washington DC oo ay dhinac socdaal laadiisa hablood isla markaana garabkiisa laga waayay afadiia Mchelle Obama.

Warka sheegaya inay kala tegayaan qoyska Aqalka cad ee loogaarrimiyo dalka Maraykanka ayaa la sheegay inay ka timi dhanka marwada Obama oo qareenadeeda ka dalbatay inay kala taliyaan sidii uu u ufuri lahaa Madxaweyne Barak Obama.

Wararka ku saabkasn khilaafka ka dhex oogan qoyska reer Obama,ayaa la sheegay inuu muddoba soo jiitamayay in kasta oo aan la sheegin waxay isku seegeen Madaxwaynaha iyo xaaskiisu.

 Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland