Daawo Warbixin laga diyaariyey dhibaatada Dooxyada Somaliland oo dawladdu ku fashilantay

Somaliland(Aftahannews):- Dhibaatada ay Dooxyada kala duwan ee dhulka Somaliland ku hayaan dadweynaha, ayaa ah mid soo noqnoqota oo aan weli dawlad iyo shacab xal lagu maareeyo ama lagaga baxo aanay u helin, isla markaana markasta oo Roob da’o oo Dooxyadaasi biyo marayaan ama Daadad ku soo rogmadaanna qaada Dad iyo Baabuur.

Haddaba, inkasta oo dhibaatadaasi ay noqotay mid sii socota oo aan la xallin ama aan maare loo helin, ayaa waxa Warbixin xiiso badan ka diyaariyey Weriye Xasan Maal Dhidar oo ka tirsan Telefeshinka Madaxa-bannaan ee STAR, Warbixintaas oo dhammaystiran waxaad kaga bogan kartaan oo aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.