Daawo Natiijada Tartan dhinaca Dabbaasha ah oo lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Berbera

Berbera(Aftahannews):- Tartan dhinaca Dabbaasha ah, ayaa Badda magaalada Berbera ku dhex-maray Arday wax ka barata dugsiyo kala duwan oo ku yaalla magaaladaas, kaasoo gebo-gabadii ama xidhitaankiisii ay ka qaybgaleen Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Somaliland, Maamulka degmada Berbera iyo ka gobolka Saaxil.

Warbixinta Warkaas waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.