Somaliland oo ka qaybgashay Shirka Dhaqaalaha Dunida oo ka furmay Koonfur Afrika

Cape Town(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka qaybgalay Shirka dhaqaalaha dunida oo shalay ka furmay magaalada Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika, kaasoo ay ka qaybgaleen Masuuliyiinta dalal badan oo caalami ah iyo Shirkado gacansi oo waddamada dunida isaga kala yimi.

Warbixinta Warkan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.