General Maxamed Cali Samatar oo uu ku caddaaday Xasuuq uu Somaliland ka geystay oo Dacwaddiisu ku socotay

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dawladdii Millateriga Soomaaliya General Maxamed Cali Samatar sidoo kalena ahaa Wasiirkii Gaashaandhigga ee Xukuumaddii xilligaas, ayuu ku caddaaday kiis dacwaddiisu sannadihii u dambeeyey kaga socotay waddanka Maraykanka, dembigaas oo ahaa inuu Xasuuq ka geystay gobolladii Waqooyiga Soomaaliya ee Somaliland.

CADDEEYAYAASHA KIISKA MAXAMED CALI SAMATAR

Inkasta oo uu muddo badan iska difaacayey Maxamed Cali Samatar kiiskaas haddana waxa loo helay caddaymo cadcad oo kiiskaas dusha ka saaray isagoo wakhtigans Nin Oday aha ama da’ ah, waxaannannu Warbixinta Warkan oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose oo aad kaga bogan kartaan ee Daawasho Wacan:-

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Warkaas oo dhan:-

aftahaninc@gmail.com

mrmursal@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.