Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Waxqabdkii Sandkii Dhamaaday Ee 2014

Badhan(Aftahan News)-Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Xaruntiisuna tahay magaalda Badhan Maxamuud Ciyoon oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka war bixiyay waxyaabihii u qabsoomay sandkii dhaamday ee 2014 gudoomiye Maxamuud Ciyoon ayaa sheegay in Gobolka Sanaag laga hirgaliyay mashariic aad u badan isiga oo ka hadalyna waxa uu yidhi

Ceelka magaalada Badhan ee sandkii tagay 2014 la qoday

Maxamuud Ciyoon's photo.
Maxamuud Ciyoon's photo.
Maxamuud Ciyoon's photo.

“Gobolka Sanaag waxa laga dhisay 31-dhisme oo isugu jira xarumo Caafimaad,Waxbarasho,Saldhig iyo Guryaha arimaha  Bulshada loo dhisay,waxaana xarumaha la hirgaliyay ka mid ah Wasaaradaha Haweenka,Waxbarashadda,Deegaanka iyo Xannaanada Xoolaha.” Isgoo ka sii hadalay guudimye Ciyoon wax qabdkii sandkii tagay ee xaga waxa barshada waxa uu yidhi “kaalmooyinka waxa barsho ee wadamada dibadu siyaan wadanka somaliya waxa gobolkani ka helay Arday deeq Waxbarasho ay Dawladu u dirtay oo toban ka mid ah ay aadeen dalka Suudaan” sidoo kale gudoomiyhu waxa uu ka war bixiyay dhanka khayaaradka biyaha isgoona ka hadalya waxa uu yidhi “Waxaa Gobolka laga hirgaliyay Ceelal Biyoodyo,halka dib loo Dayactiray Ceelal kale.Shacabka iyo Dawlada ayaa isku xidhimay,waxaana shacabka Sanaag ay meel uga soo wada jeensadeen faragelinta  Soomaaliland. Wa sida uu hadalka u dhigay mr ciyoone” Sidoo kale gudoomiyuhu isgoo mid mid u kala sheeg sheegaya sandkii tagay iyo safardii ay gobolka ku mareen wadxa uu yidhi “Gobolka Sanaag sanadkii la soo dhaafay 2014 kii waxa noo qabsoomay arimo badan . Shaqooyinkii aan qabanay waxa ka mid ahaa sidan ;

1) safaro shaqo : 17

2) kormeer : 6

3) qaabilaad wufuud : 22

4) shirar : 39

5) dhismeyaal : 31

6) tiro badan oo arday deeq waxbarasho la siiyey oo toban ka mid ahi yihiin dalka Suudaan.

Ugu danbayntii Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon waxa uu shacabka Gobolka sanaag u rajeeyay in ilaahay sandka sandkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo sidoo kale waxa uu shacabka ku baraarujiyay in la adkeeyo nabadgalyda gobolkani ku soo caano maalay ka dhabeyaan in ay waxa soo saarka gobolka la soo jeesto

Dhismaha xarunta Wasaaradda Degaanka , Duurjoogta iyo Dalxiiska ee gobolka Sanaag  waa wasaaraddii sadexaad oo dhisme ku yeelata gobolka Sanaag .

Maxamuud Ciyoon's photo.

waa koobab sandkii 2014 loo dhigay bahada ciyaaraha ee gobolka sanaag

Maxamuud Ciyoon's photo.

 dhismaha dallada dhalinyarada gooblka sanaag ee sandkii 2014

Maxamuud Ciyoon's photo.