Daawo Cajiibka Muuqaallada Midabbada Noolaha iyo Nolosha Badda

Hargeysa(Aftahannews):- Joogitaankeenna aynu ku sugannahay Caalamka gaarka ah ee Badda gunteeda waxaynu ka bogan karnaa dhoolla-tuska iyo dhaqdhaqaaqa ay samaynayaan midabbada halkaa ka muuqan kara, waana meel Xayawaan kasta oo ku nooli uu ku dedaalayo inuu ka muuqaal iyo dhalaal wanaagsado Xayawaanka kale.

Haddaba, Flim Muuqaal ah oo uu arrimahaas Nolosha Badda iyo Muuqaalladeeda kala duwan ka diyaariyey Weriye Xuseen-Kurdi, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Halkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.